DEG DEG: Xoogaga TPLF oo ciidamada Itoobiya kala wareegay Magaalada Makelle

Xoogaga Jabhada TPLF ayaa caawa si buuxda ula wareegay magaalada Mekelle caasimada gobolka Tigray ee dalka Itoobiya kaddib markii ay halkaasi isaga bexeen ciidamada dowladda Itoobiya oo halkaas ku sugnaa 8dii bilood ee la soo dhaafay. Sida uu qoray wargeyska Addis Standard, Ciidamo la magac baxay Ciidanka Difaaca Tigray (TDF) ayaa caawa qabsaday magaalada Makelle, … Continue reading DEG DEG: Xoogaga TPLF oo ciidamada Itoobiya kala wareegay Magaalada Makelle